Laasin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-immo, m.dh)

1. Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samaysan dahab ama lacag. 2. Raatibka tusbaxa.

Laasin

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-intay, -imatay; -imi)

1. Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samaysan dahab ama lacag. 2. Raatibka tusbaxa.

Laasin

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

ld laasim².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laasin

laasimid | laasim |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg