Labag

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xilliyada diraaceed mid ka mid ah oo leh dabeylo qabow iyo mararka qaarkood roob aan badnayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labag

labaggalle | labaggalley | labaggeeriyoo | labaggeeriyood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg