Laballaaban
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)Wax la labanlaabay noqosho. ld labanlaaban¹.
Laballaaban
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)Wax la labanlaabay ahaansho. ld labanlaaban².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laballaaban ↴
laballaabmid | laballaabnaan | labanlaaban | labanlaaban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg