laballaabee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)Laba arrimood oo wax laga qaban lahaa ku tallamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laballaabee ↴
laballaabayn [m.f.dh]
eeg laballaabee. ld laballaabays.
laballaabooti [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Laballaabee. 2. Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg