Laballis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. ld laballisid. Lisidda neef irmaan laba qof mar wada lisaan. 2. L. ah: caano laba caanamaal oo laysku daray ah.


Laballis

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Laba qof si xoog iyo dhaqso leh neef irmaan u lisid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laballis

laballisid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg