laballisid
(m.f.dh)

eeg laballis². ld laballis¹ (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laballisid

laballis [m.l]
1. ld laballisid. Lisidda neef irmaan laba qof mar wada lisaan. 2. L. ah: caano laba caanamaal oo laysku daray ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg