labaxiddigle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Sargaal ciidan oo darajadiisu tahay laba xiddig.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh labaxiddigle

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg