Labeebshe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld labeeb¹. 2. (bot.) Geedgaab leh caleemo yaryar, qodxo yaryar oo toostoosan, laamo toostoosan oo cadcad iyo miro macaan oo la cuno; garoorshe.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labeebshe ↴
labeeb |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg