Labeeb

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh. 2. Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh. ld labeebshe, labeebyo.

Labeeb

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Nafley labeeb ka yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labeeb

awrdhaw | awrdhaw | balaatihelmantis | labeebnimo | labeebshe | labeebyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg