lacaaf
(m.dh) (-fyo, m.l)

1. Hilib yar oo la suro jilibka oo kalluunku soo raaco. 2. Wax kasta oo lagu soo jiito wax la ugaarsanayo; callaal. ld callaaf.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lacaaf

callaaf [m.dh]
ld lacaaf.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg