ladaadyo
(m.dh)

Laqanyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ladaadyo

ladaadyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Laqanyo dareemid.

ladaadyood [m.f.dh]
eeg ladaadyoo.

laqanyo [m.dh]
(daaw.) Liidaanyo ay keenaan baruur iyo subag badan oo la cunay; ladaadyo; lallabbo.

liidaanyo [m.dh]
(daaw.) Dareen dadka saaqa, matag keeni kara, oo ka dhasha xanuun ama cunto la cunay; laqanyo; lallabbo; ladaadyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg