lafduud
(m.dh)ld lafdhabar¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lafduud ↴
lafdhabar [m.dh] (-rro, m.dh)
1. Xiriir lafo ah oo ka kooban riciro yaryar oo is-haysta oo isku xira tunka iyo dabagibinta. 2. Wax kasta qaybta ugu muhimsan. ld lafduud.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg