Lafeyso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Lafo ruugid. 2. Nafley wax ay cunto weyday meelo unuunufid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lafeyso

lafeysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg