lawlaw
(m.l)

1.Gariir nafleydu dareento oo qabow badani sababo. 2. L. ah: qof aad u gaboobay.

lawlaw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-way, -wday)

1.Nafley, qabow badan awgiis gariirid. 2. Gabow awgiis la cantatamid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lawlaw

lawlawid [m.f.dh]
eeg lawlaw².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg