Laxaamad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Macdan dhulka laga qodo, jaadad badan, jilicsan, oo marka la dhalaaliyo wax lagu alxamo.

Laxaamad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Bir iwm alxamid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laxaamad

laxaamadan | laxaamadid | laxaamadnaan | laxaamadnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg