Le'ekaysii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Ku jaangoyn; wax le'eg ka dhigid; la simid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga le'ekaysii ↴
le'ekaysii | le'ekaysiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg