Le'ekee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)La ekayn; la mid noqosho; la simid; isku in keenid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga le'ekee ↴
le'ekayn | le'ekee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg