Libaax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)(c.nafl.) Bahal hilib ku nool ah, weyn, xoog badan leh, midabkiisuna cawl yahay, oo kiisa lab qaarka hore ku leeyahay shaash oo dadka iyo xoolahaba cuna, kiisa labina (aarka) qaarka hore ayuu ku yeeshaa dhogor dhaadheer oo farabbadan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga libaax ↴
baabbul | maafoos | aar | adan | afkullibaaxle | bahgaatama | baraxume | barqalibaaxi | barqalibaaxin | burcayd |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg