libee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)Cid guul siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh libee ↴
libayn [m.f.dh]
eeg libee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh libee ↴
libayn [m.f.dh]
eeg libee.