Libir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bdhay/-bray, -birtay; -bdhi)

1. Indho ka qarsoomid. 2. Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga libir

aruursan | libdhid | libirsan | libirsanaan | libirsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg