Liciifis-habdhis-makiineed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(fiis.) Yaaranta qotonka gariirka ayna ugu wacantahay tamarta ka lunta qaybaha gariiraya, kuna baxda ka-hortagga xoogagga isliska ama xoogagga caabbiga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liciifis-habdhis-makiineed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg