Lid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. L. ah: wax aan wax kale la mid ahayn oo dabeecadda kaga duwan. Tus. “Mugdiga ayaa caddada lid ku ah.” 2. Cadaw ku ah. Tus.: “Cali ayaa lid ku ah Cabdi” ld liddi.
Lid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(nax.) Labo erey oo mataana ah oo micnahoodu iska soo horjeedo sida: “dheer/gaab”, “weyn/yar” iwm; cagsi.
Yeelid*
Waxa loo isticmaala kabaha markii la tolayo Sida caliyow hoo kabahaan ii yeel
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Yeelid*
waa Ogolaansho, Kuraacid - waa eray Lid ku ah, diidmo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lid ↴
aabayeelid | aabeyeelid | qaabbilid | gaabbaguulid | saabilid | aallid | taabbaggelid | naadir | yabaalid | daabbulid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg