Lifaaqo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)

1. Cirbad dun gelin. 2. Maro iwm cad yar ku tolasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lifaaqo

yaa | uraa | abad | wees |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg