Yaa
Qaabnaxa: mu.we Isrogrogga:Kuma ayaa?, tuma ayaa?
Yaa
Qaabnaxa: e.we Isrogrogga:Maxaad tiri? Ku soo celi!
Yaa
Qaabnaxa: Qurub | Diirad, Particle | Focus Isrogrogga:ld baa. baa
Yaa
Qaabnaxa: qr. Isrogrogga:Yaan: markii qurubka diidmada 'aan 2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa. Tus. “Yaanu keenin”.
lama-iyaaka-dhexdood-nacbudu-aa-ku-jirtaa*
Wax walba wax ayaa ku duugan.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Waax, Fallar, Leber, Yaaw, Yuuc*
Waax = 1/4 Fallar = 1/8 Leber = 1/16 Yaaw = 1/32 Yuuc = 1/64
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaa ↴
aabbayaal | baa | ib | baabba' | xaabi | xaabso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg