Lignayt
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)(jool.) (ama dhuxul - dhagaxda kafeega ah) Dhuxul dhagax leh muuqaal qori, oo loo aqoonsanyahay inay ka joogto heerka ee maatar hireedka dhalanroggu ku dhacay. Heerka koowaad oo ay soo martay inta aysan noqon dhuxul-dhagax waa heerka biitka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lignayt ↴
bituuminas |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg