Liicliic
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Tabarddarro awgeed oo hadba dhinac loo janjeersado. ld liicliicid.
Liicliic
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Hadba dhinac u janjeersasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liicliic ↴
heeti | liicliicid | liicliicsan | liicliicsanaan | liicliicsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg