liicso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Wax dhinac u janjeersasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liicso

liicsasho [m.f.dh]
eeg liicso. ld liicsad, liicsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg