Liili

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Xaskul, harag iwm si ay u jilcaan garaacid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liili

daliili | daliilin | dhaliilid | fowliilid | haliilid | liilin | liiliye | maliili | maliilid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg