Maliili

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Jirro cid maliil ka dhigid. 2. Cid bugta baanin. ld mariili.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maliili

maliil | maliilid | maliilin | mariil | mariili | mariilid | mariilin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg