Liimo-xaali
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Liin bambeelmada ka yaryar liin dhanaantana ka waaweyn oo dhadhan macaan leh. ld liin-xaali.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liimo-xaali ↴
liinmacaan | liinxaali |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg