Liinbax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Mayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo. ld dhiinbax¹.


Liinbax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Dhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo. ld dhiinbax².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liinbax

dhiinbax | dhiinbax | fasakhan | liinbixid | milan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg