Limmo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-imtay, -immatay)

Dhiiqo darteed la socon waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga limmo

culimmo | limmasho | shilimmow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg