Liyuukoosayt
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)(c.nafl.) Unug aan midab lahayn oo bu'leh, lagana helo dhiigga iyo limfka. Unugyada cad cad ee dhiigga waxa sameeya gumudyada limf iyo dhuuxa lafta ee cas, waxayna awood u leeyihiin inay sameeyaan dhaqdhaqaaq amiibeed. Waxay soo saari karaan lid jidh-galayaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liyuukoosayt ↴
unugga cad ee dhiigga |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg