Logardam

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-myo, m.dh)

(xis.) Tiro loo tibaaxay jibbaarka tiro kale tiro kasta x waxa loo qori karaa sansaanka x = ay, taas oo y ay tahay logardamka x ee sal a, logardam waxa loo soo gaabiyaa “log”.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga logardam

lidlogardam | logardam caadi | logardam nabiir | qurub-logardam | sal logardam |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg