loolso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Mindi, godin, waran iwm af u yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh loolso ↴
loolsasho [m.f.dh]
eeg loolso. ld loolsad, loolsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg