Luumbi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Ciyaar dhaqameed lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka Banaadir, muusikadeeduna waa shareero, durbaan iyo codad kala duwan. ld nuumbi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga luumbi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg