Luusluus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Liqid la liqo cunto iyadoo aan la ruugin. 2. L. ah: qof waayeel ah oo tallaabada iyo waxqabdkuba dhibaan.

Luusluus

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga luusluus

luusluusad | luusluusasho | luusluusid | luusluuso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg