Maaddo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Saddexda nooc walxaha dunida yaalla u qaybsamaan mid ka mid ah oo kala ah: adke, hoore, iyo neef. 2. Qayb cilmiyeed isku wax ka hadleysa. ld maaddad. maaddad
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maaddo ↴
maaddad | laastiko | qaacido | ayodhiin | baaruud | bac | buufi | cilmi | daawo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg