Ogaan
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:1. ld ogaal, ogaansho. eeg og. 2. Ulakac; kas, maag. O. buu u yeelay: kas buu u yeelay. ogaal, ogaansho, ulakac, kas, maag
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ogaan ↴
og | ogaansho | ufuq | aydiyaalism | barashada baali-nololeed | borobogaanda | buuro | falnaq | fasaaxad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg