maalinjoogid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg maalinjoog². ld maalinjoog¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalinjoogid

maalinjoog [m.l]
1. Xoolo maalin dhan ceel jooga. 2. ld maalinjoogid. Booqasho hal maalin ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg