maalis
(m.l)ld maalin².
maalis
(m.dh)1. Weel biyood ama caanood. 2. ld maalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalis ↴
maalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maal³. ld maal¹ (3), maalis², maalniin.
maalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maali. ld maalis¹.
baytimmaalis [m.l]
ld beytimmaalin.
beytimmaalis [m.l]
ld beytimmaalin.
dumaalis [m.dh]
ld dumaalid.
farabbar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
hiirammaalis [m.dh]
ld hiirammaalid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg