Maangad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Arrin adag oo caqliga ka weyn.
Maangad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Arrin adag oo caqliga ka weyn la kulmid.
Maangad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Kulayl daran oo nafleydu u adkeysan karin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maangad ↴
maangadid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg