Maaree

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

1. Si farsama leh arrin u xallin. 2. Maar ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maaree

maareeye | maareyn | maareysan | siyaasi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg