Macaaneyso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Cunto cabbitaan iwm wax macaaneeya ku darsasho. ld macayso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macaaneyso

macaaneysasho | macayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg