macayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

ld macaaneyso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macayso

halaammacayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Hilib halaammaco ka dhigasho.

macaaneyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cunto cabbitaan iwm wax macaaneeya ku darsasho. ld macayso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg