Macaanso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Wax dhadhankiisa jeclaysasho. 2. Sheeko, salaax, iwm u bogid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macaanso ↴
macaansasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg