Macagtow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -oowday; -oobi)

Nafley, balwad iwm barashadoodu ka hariwaayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macagtow

macagtoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg