Macaluul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.


Macaluul

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)

Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macaluul

daac | macaluulan | macaluuli | macaluulid | macaluulin | macaluulis | macaluulis | macaluulnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg