Macaluulan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Nafley caato ahaansho. ld macaluushan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macaluulan

macaluulnaan | macaluushan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg