Macangag

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

M. ah: qof aan waxba laga dhaadhicin karin.


Macangag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Ku m.: arrin diididdeeda ama fulinteeda ama aad ugu adkeysasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macangag

haaco | abaddar | lamakaraan | macangagid | macangagnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg